Qaar kamid ah Beelaha Puntland oo dalbaday in dastuurka dib loo furo (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Qaar kamid ah Beelaha Puntland oo dalbaday in dastuurka dib loo furo (dhegayso/daawo)

Nabbaddoonada shan beelood oo kamid kuwa daggan Puntland oo maanta saxaafadda kula hadlay Garoowe ayaa ugu baaqay Isimmadda Puntland iyo Madaxda Puntl

Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka bilaabaya Galgaduud iyo Mudug (Sawiro)
Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya
Nabaddoon lagu dilay Afgooye & faah faahin laga helayo

Nabbaddoonada shan beelood oo kamid kuwa daggan Puntland oo maanta saxaafadda kula hadlay Garoowe ayaa ugu baaqay Isimmadda Puntland iyo Madaxda Puntland inay furaan Dastuurka si ay u helaan xaqa ay ku leeyihiin Puntland.

Qaar kamid ah Nabbaddoonada Beelahaas ayaa sheegay inay go’aan ka qaaddan doonaan kasii mid ahaanshiyahayha Puntland haddii aysan heli xuquuqdooda.

Warbixintan Garoowe Axmed sheekeye ayaa kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: