Xaalada dadkii ku barakacay dagaalkii Dhumay oo laga soo dayrinayo  (dhegayso .

HomeWararka

Xaalada dadkii ku barakacay dagaalkii Dhumay oo laga soo dayrinayo (dhegayso .

Uguyaraan  5 kun  oo qoys ayaa ku barakacay dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka dhumay ee  koonfurta gobolka Sool , waxaana ku dhintay  ku d

Ciidamadda dowladda oo soo afjaray weraarkii Hotel Elite
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada oo Amray in la baaro kiiska Ikraan Tahliil Faarax

Uguyaraan  5 kun  oo qoys ayaa ku barakacay dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay deegaanka dhumay ee  koonfurta gobolka Sool , waxaana ku dhintay  ku dhawaad 70 qof  sida uu radio Daljir uu usheegay gudoomiyaha deegaankaasi Hure Bare Ciise .

Dadkan ayaa waxa ay daad sanyihiin duleedka deegaanadii lagu dagaalamay  ,waxaana soo wajahday xaalal nolol xumo.

Isimada dhaqanka oo ka kala yimid gobolada dalka Soomaaliya ayaa ku baxay goobihii lagu dagaalamay .

Wariye khadar Cawl Ismaaciil ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: