Hoos udhaca dhaqaale ee kuyimid gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Hoos udhaca dhaqaale ee kuyimid gobolka Garda Fuu  (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan  Gobolka Garda Fuul ayaa la daala Dhacayay  hoos udhac ku yimid ilihii dhaqaale ee gobolkaasi uu ku tirsanaa ,sida Maydiga, Beeyada, Xabakaha  iyo kaluumaysiga  oo loo iib gaynjiray  dalka Yaman oo haatan ay dagaalo ka socdaan  iyo wadamada khaliijka .
Hadaba arimahaas oo dhan waxaa Daljir uga waramay Gudoomiyaha Gobolka Garda Fuu  Maxamuud Axmed Caynab , waxaan waraystay wariye Xasan Heykal.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com