Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamay

Madaxweyne indhasarcaadku talo ma ahee bal mar kale talo isugu noqo!
Madaxweynaha Jabuuti oo faahfaahiyeey wadahadalada Somaliland & DFS
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Koonfurta Gobalka Sool gaar ahaan degaanka dhumayo.

Dagaalka Belahaas oo soo noq noqday ayaa sababay dhimashadda dad kor u dhaafaya 50 qof,iyaddo tan iyo shalay ay soo baxayeen baaqyo ku saabsan joojinta dagaalkaas.

Warbixintan waxaa kaso diray Buhoodle Iid Maxamed Cabdi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: