Cali Xaaji: “Xalka kaliya ee colaadda Dhumay waa odayaasha dhaqanka Puntland oo u kaca” (daawo)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Cali Xaaji: “Xalka kaliya ee colaadda Dhumay waa odayaasha dhaqanka Puntland oo u kaca” (daawo)

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta magaca ku leh geyiga Soomaaliya iyo Puntland  oo isagoo ku sugan Nairobi la hadlay radio Daljir

Murrashax Cali Xaaji Warsame iyo Baahida Shacabka Birta dheer (Daawo)
Maanso dareen leh oo lagu taageray Musharrax Cali Xaaji Warsame (Daawo)
Bulshadda & Ardayda Garoowe oo Su’aalo Waydiyeey Musharrax Cali Xaaji (Daawo)

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta magaca ku leh geyiga Soomaaliya iyo Puntland  oo isagoo ku sugan Nairobi la hadlay radio Daljir ayaa waxaa uu ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood.

Cali ayaa sababaha soo celcelinaya ku tilmaamay suurtagalnimada daraf sadexaad oo dagaalka kicinaya, heshiiska oo aan ahmiyad wayn la siin dhaqangalkiisa.

Hoos kadhegayso waraysiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: