Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo oo la geeyey  55- dhaawac ah (dhegayso)

HomeWararka

Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo oo la geeyey 55- dhaawac ah (dhegayso)

Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ee xarnta Gobolka Mudug ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay 55- qof oo dhaawac ah oo waxyeelo kasoo gaartay dagaalk

Wasiiro iyo xildhibaano qayb ka ahaa wafdigii madaxwayaha Soomaaliya oo kormeeray wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaaso (sawiro)
Dibad baxyo ka dhan ah Iran oo ka socda Tehran
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ee xarnta Gobolka Mudug ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay 55- qof oo dhaawac ah oo waxyeelo kasoo gaartay dagaalka kasocda deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

Madaxa gargaarka degdegga ee isbitaalka guud ee Gaalkacyo Cabdikaafi Maxamed Yuusuf ayaa sheegay dhaawacyada inay kujirto ruux dumar ah.

Waxaa uu sheegay maamulka isbitaalka inuu qaabilayo dadka dhaawaca soo gaaray, lana ogaanayo xaaladooda guud iyo adeegyada ay u baahanyihiin, isagoona xusay in isbitaalka Gaalkacyo uu ku filanyahay dawaynta dhaawacyada.

Sidoo kalle waxaa uu bogaadiyay shacabka magaalada Gaalkacyo oo gurmad aan kala har lahayn usameeyey dhaawacyada colaadda Dhumay ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: