Nin xoolo dhaqato ah oo lagu dilay duleedka degmada Ben der- Bayla (dhegayso)

HomeWararka

Nin xoolo dhaqato ah oo lagu dilay duleedka degmada Ben der- Bayla (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Ben der -Bayla ee gobolk kar kaar  Siciid Anteeno ayaa Waraysi uu siiyaya radio Daljir waxa uu ku sheegay in inta udhaxaysa Tuulad

Warka Fiidnimo iyo Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Soomaaliya oo mar kalle hogaaminaysa musuqa caalamka (Dhegayso)
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo ka qayb galaya Aaska Marxuum Yariisow

Gudoomiyaha degmada Ben der -Bayla ee gobolk kar kaar  Siciid Anteeno ayaa Waraysi uu siiyaya radio Daljir waxa uu ku sheegay in inta udhaxaysa Tuulada Xumbays iyo degmada Bender -bayla lagu dilay Nin xoolo dhaqato ah .

Dilka ninka ayaa loo malaynayaa in ay laxiriirto aano qabiil, sida uu gudoomiyuhu sheegay .

Wariye Xasan Heykal ayuu qadka Telfoonka ugu waramay isagoo degmada ku sugan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: