Sacuudiga oo Khasnadda Mareykanka ku shubay boqol Milyan oo Doolar xilli xiisadda dilka wariya taagantahay

HomeWararka

Sacuudiga oo Khasnadda Mareykanka ku shubay boqol Milyan oo Doolar xilli xiisadda dilka wariya taagantahay

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Mareykanka ugu yaboohday boqol milyan oo doolar, sidaasi waxaa qoray wargayska Newyork Times. Sacuudiga ayaa sheegay

kenya oo bandow ku soo rogta magaalada Lamu
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 8aad
MAANHADAL: Xilkaqaadistii Xeerilaaliyaha Qaranka iyo kiiska dacwada badda ee Soomaaliya iyo Keyna (dhegayso)

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Mareykanka ugu yaboohday boqol milyan oo doolar, sidaasi waxaa qoray wargayska Newyork Times.

Sacuudiga ayaa sheegay lacagtan in loogu talagalay in wax looga qabto colaadda Suuriya gaar ahaana deegaamada Mareykanka uu ka saaray kooxda Daacish.

Lacagtan ayaa lagu soo beegay waqti Sacuudiga uu booqasho ku joogo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo oo la kulmay boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan iyo dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: