MAANHADAL: Xilkaqaadistii Xeerilaaliyaha Qaranka iyo kiiska dacwada badda ee Soomaaliya iyo Keyna (dhegayso)

MAANHADAL: Xilkaqaadistii Xeerilaaliyaha Qaranka iyo kiiska dacwada badda ee Soomaaliya iyo Keyna (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadanaynaa, waxa ay ka dhigantahay talaabooyinka ay dowladdu qaadahy ee dhanka dacwada badda ee udhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya iyo sababtii keentay xilka qaadista Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka.

Waa mowduuca barnaamijka MAANHADAL ee maanta uu daaranyahay, waxaana istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

 

Dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com