Sacuudiga oo Khasnadda Mareykanka ku shubay boqol Milyan oo Doolar xilli xiisadda dilka wariya taagantahay

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Mareykanka ugu yaboohday boqol milyan oo doolar, sidaasi waxaa qoray wargayska Newyork Times.

Sacuudiga ayaa sheegay lacagtan in loogu talagalay in wax looga qabto colaadda Suuriya gaar ahaana deegaamada Mareykanka uu ka saaray kooxda Daacish.

Lacagtan ayaa lagu soo beegay waqti Sacuudiga uu booqasho ku joogo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo oo la kulmay boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan iyo dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan.

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com