Madaxwayne Farmaajo oo ku cawo bariyay magalaada Marka

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo ku cawo bariyay magalaada Marka

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay ku hoyday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose, kadi

Madaxweynaha Jubbaland oo dhaliilay Dowladda Somaaliya (Daawo)
Galmudug: duqa cusub ee Gaalkacyo oo xilka la wareegay
Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyeey Arday Deeq Waxbarasho ka heshay Dalka Ethopia (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay ku hoyday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose, kadib safar aan la shaacin oo shalay uu ku gaaray.

Madaxwaynaha ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka ee magaalada, isagoona sidoo kalle la arkayay dhex socda bartamaha magaalada oo shacabka la shaaheenaya.

Ciidamada AMISOM iyo militariga dowladda ayaa ammaankiisa sugaya, iyadoona shalay gelinkii dambe diyaarad helicopter ku tagay magaalada Marka oo ay kusoo dhoweeyeen ciidamada AMISOM iyo dowladda.

Ciidamada Militariga dowladda ee gobolka Shabeelada hoose ayaa todobaad kahor ku guulaystay heshiisiinta beelo horay dagaal uu u dhaxeeyey, waxaana ay kusameeyeen hub ka dhigis.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: