Gabdho Soomaali ah oo maydkooda laga helay magaalo ku taala Mareykanka

Gabdho Soomaali ah oo maydkooda laga helay magaalo ku taala Mareykanka

Laba ruux oo dumar ahaa ayaa maydkooda laga helay magaalada Cheska ee duleedka magaalada Minneapolis sida warbaahinta ay u sheegeen dadka deegaankaasi.

Labadan ruux ayaa ka mid ahaa Soomaalida halkaasi ka shaqaysa, waxaana baadi goob loogu jiray ilaa jimcihii lasoo dhaafay oo ay ehaladooda ugu dambaysay.

Gabdhahan ayaa la sheegay magaaladaasi inay ka shaqaynayeen.

Booliska ayaa wada baaritaano kusaabsan sababihii geerida labadan ruux ee dummarka ah.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com