Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka QM

HomeWararka

Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka QM

Soomaaliya ayaa ku guulaysatay inay xubin ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka QM, kadib dadaal balaaran oo ay sameeyeen ergada Soomaaliya ee QM. Doo

Wasiirka Amniga iyo Wakiilka QM oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka
Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya oo la wareegay magaalada Jigjiga
Xulka 17 jirada Soomaaliya oo gaaray final-ka tartanka isreebreebka CECAFA

Soomaaliya ayaa ku guulaysatay inay xubin ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka QM, kadib dadaal balaaran oo ay sameeyeen ergada Soomaaliya ee QM.

Doorashda oo ku dhacday hab qarsoodi ah ayaa Soomaaliya waxaa ay heshay cod   170.

Soomaaliya ayaa xubnaha golaha sii ahaan doonta sadex sano oo kala ah 2018. 2019, 2021.

Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo ayaa sidoo kalle golahan kasoo dhex muuqday.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: