Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya oo la wareegay magaalada Jigjiga

Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya oo la wareegay magaalada Jigjiga

Ciidamada Faderaalka ee Itoobiya ayaa la wareegay qaybo badan oo ka mid ah xarumaha dowladda ee magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Warar ayaa sheegaya in hogaamiyihii dowlad deegaanka la xanibay, kadib kacdoon ka dhan oo ay sameeyeen bulshada magaalada.

Xaaladda ayaa iminka ah mid kacsan, wixii kusoo kordha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com