Garabka Galmudug ee Cadaado oo dooranaya madaxwayne

HomeWararka

Garabka Galmudug ee Cadaado oo dooranaya madaxwayne

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ee ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Dhuusomareeb ayaa sheegay inay dhowaan dhici doont

Golaha Shacabka oo ansixiyay Muddo kordhin uu codsaday Ra’iisul Wasaare Xamse
Cabdirashiid Abwaan oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
IMF oo ka hadashay qorshaha Deyn Cafinta Somalia

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ee ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Dhuusomareeb ayaa sheegay inay dhowaan dhici doonto doorashada madaxwaynaha ee Galmudug oo garabka Cadaado ay horay xilka uga qaadeen.

Baarlamaanka Galmdug ee garabkiisa Dhuusomareeb ayaa sheegay Ismaaciil Axmed Cabdulle u doortay guddoomiyaha baarlamaanka ee Galmudug.

Galmudug ayaa waxaa wali ka jira khilaaf sababay inay talaabooyin iska soo horjeeda ay ukala qaadeen madaxda Galmudug iyo baarlamaanka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: