HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 24 AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

AMISOM Oo Iska fogeysay ku lug lahaanshaha fal kufsi ah oo haweenay Soomaaliyeed dhowaan Muqdisho loogu gaystay, Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta xukunno ku riday eedaysanayaal kiisas kala duwan loo haystay, Wasiirka gaashaandhigga DF ee Soomaaliya oo booqday gobolka Sh/hoose, Hawlgallo amniga lagu xoojinyo oo ka socda magaalada Garoowe

Kenya: Rag beeniyey in ay Burcad-badeed yihiin oo lagu xukumay min Shan sano oo xarrig ah
Dhegeyso-Xildhibaan Cabdi Barre oo walaac ka muujiyey duqaymaha Kenya ay ka geysanayso gobolka Gedo
Shacabka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose oo walaac ka muujiyay duqaymaha diyaaradaha dagaalka iyo maraakiibta shisheeya ay ka gaysanayaan magaaladaasi.

AMISOM Oo Iska fogeysay ku lug lahaanshaha fal kufsi ah oo haweenay Soomaaliyeed dhowaan Muqdisho loogu gaystay, Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta xukunno ku riday eedaysanayaal kiisas kala duwan loo haystay, Wasiirka gaashaandhigga DF ee Soomaaliya oo booqday gobolka Sh/hoose, Hawlgallo amniga lagu xoojinyo oo ka socda magaalada Garoowe

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: