Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano gobalka Mudug ka tirsan (dhegayso)

HomeWararka

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano gobalka Mudug ka tirsan (dhegayso)

Degaano hoostaga Degmadda Jariiban ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegaya biyo la'aan xoogan ,iyado waxgaradka gobalkas oo Radio daljir la hadlay ay

Bandhigga Cuntobadeedka Soomaaliya oo Shalay ka Furmay Brussels (DAAWO)
MAANHADAL: Amniga Gaalkcyo & Ciribtirka Argagixisada Al-shabaab (dhegayso)
Maamulka SSC-Khaatumo oo agab xafiiseed kala wareegay duqa degmada Laascaanood

Degaano hoostaga Degmadda Jariiban ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegaya biyo la’aan xoogan ,iyado waxgaradka gobalkas oo Radio daljir la hadlay ay baaq u direen Dowladda Puntland.

waxgarad la soo xiriiiray radio daljir ay noo sheegeen inay halkaas ka jirto xaalad ay ka dhib badani ka haysato hooyada iyo dhalaanka ooo aysan lahayn goobo caafimaad.

Cabdulaahi gafaa gaarshe oo ka mid ah waxgarada magaalada garacad ayaa cXakiin Xusein Xassan arintaas uga waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0