Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Dr Saadiq Enow oo si diiran Garoowe loogu soo dhaweeyey (dhegayso/daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Dr Saadiq Enow oo si diiran Garoowe loogu soo dhaweeyey (dhegayso/daawo)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa maanta oo Arbaco ah gaaray Musharrax Madaxweyne Puntland Dr Saadiq Enow waxaana Garoowe ku soodhaweyeey cuqaal, nabadoono, dhalinyaro, haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe.

Musharraxa ayaa dadweyne farabadan kula hadlay Garoowe isagoo sheegay in hadii loo doorto madaxweynaha Puntland uu waxyaabo badan oo maanta ka maqan shacabka Puntland qaban doono.

Dhinaca kale musharrax Saadiq Enow ayaa eedayn kulul u jeediyeey Madaxda Puntland.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray

Hoosna ka daawo Shirkiisi Jaraa’id

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com