Site icon Radio Daljir

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano gobalka Mudug ka tirsan (dhegayso)

Degaano hoostaga Degmadda Jariiban ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegaya biyo la’aan xoogan ,iyado waxgaradka gobalkas oo Radio daljir la hadlay ay baaq u direen Dowladda Puntland.

waxgarad la soo xiriiiray radio daljir ay noo sheegeen inay halkaas ka jirto xaalad ay ka dhib badani ka haysato hooyada iyo dhalaanka ooo aysan lahayn goobo caafimaad.

Cabdulaahi gafaa gaarshe oo ka mid ah waxgarada magaalada garacad ayaa cXakiin Xusein Xassan arintaas uga waramay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb4b6a90a010033e4bd6b84/Cbdulahai+Gafaa+Kaarshe+.mp3?_=1
Exit mobile version