Taxanaha 2aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Taxanaha 2aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 2aad ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga, waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntla

Barnaamij Gaar ah: Soodhaweynta Bossaso ee Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)
Gudoomiyaha doorashada jaamacada citycot || Doorashada gudoomiyaha guud ee………
BADBAADO: COVID oo Puntland ku soo Labakacleeyey | Taxanaha 1aad (daawo)

Taxanaha 2aad ee barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga, waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Asbuucaan waxaa barnaamijka nagala qaybqaadanaya gabdhaha macallimiinta kaamamka barakacayaasha ee Garoowe, heerarkooda waxbarasho iyo doorkooda kobcinta waxbarashada gabdhaha.

Fadlan ka qaybqaado barnaamijka oo nala qaybso fikrikaaga iyo falceliskaagaba. Maanka ku hay tirada haweenku waa 50%+ tirada guud ee bulshada, haddii bulshada nuskeed hormarin laga horistaagana dalku hormar gaari mayo, hormarna lama hiigsan karo.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: