HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, 8- AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Madaxweyne Faroole oo ku dhawaaqay in beri ay tahay Ciid, Jubbaland oo dishey 20 Al-shabaab ah, Dawlada Federalka oo faah faahin ka bixisay shirka Shidaal oo ay heshiis la gashay, Gaadiid u rarnaa hay'ada WFP oo dab la qabad siiyey gobolka Bari, Dawlada Kenya oo ku naqdiday wareejinta Dekedda & Garoonka Kismaayo, Garoonka Joma Kenyata ee Nairobi oo dab qabsaday & kulan amaanka looga hadlay oo ka dhacay Muqdisho.

DHEGEYSO-RW Cumar Cabdirashiid oo kahadlay xaaladda abaareed ee Soomaaliya.
Ehellusuna oo ka soo horjeestay shirka arrimaha gobollada dhexe ee ka furmay Nairobi (Dhegeyso)
M/weynaha Puntland oo xilalkii ka qaaday guddoomiyayaasha gobollada Mudug iyo Cayn. [Akhris …]

Madaxweyne Faroole oo ku dhawaaqay in beri ay tahay Ciid, ?Jubbaland oo dishey 20 Al-shabaab ah, Dawlada Federalka oo faah faahin ka bixisay shirka Shidaal oo ay heshiis la gashay, Gaadiid u rarnaa hay’ada WFP oo dab la qabad siiyey gobolka Bari, Dawlada Kenya oo ku naqdiday wareejinta Dekedda & Garoonka Kismaayo, Garoonka Joma Kenyata ee Nairobi oo dab qabsaday & kulan amaanka looga hadlay oo ka dhacay Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: