Guddiga Amniga gobalka Bari oo shaqsiyad usoo qabtay dilaal kadhacay Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga Amniga gobalka Bari oo shaqsiyad usoo qabtay dilaal kadhacay Bosaaso (dhegayso)

Iyado maalmihii u dambeyeey Magaalo Ganacsiga Boosaaso dilaal kala duwan ay kadhaceen magaaladdas ayaa Guddiga Amniga Gobalka bari oo maanta warbaahinta kula hadlay Bosaaso waxay shegeen inay dad usoo qab qabteen dilaalkas,iyago sheegay inay sido kale ku raadjogan dad kale oo la tuhmayo. Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bacdc0a04010030541e5b52/Warbixinta+gudiga+amniga+Bosaaso+.mp3

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Duqa Muqdisho oo qaabiley Wafdi soo gaarey Muqdisho
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Ciidamadda DFS

Iyado maalmihii u dambeyeey Magaalo Ganacsiga Boosaaso dilaal kala duwan ay kadhaceen magaaladdas ayaa Guddiga Amniga Gobalka bari oo maanta warbaahinta kula hadlay Bosaaso waxay shegeen inay dad usoo qab qabteen dilaalkas,iyago sheegay inay sido kale ku raadjogan dad kale oo la tuhmayo.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: