Duqa Muqdisho oo qaabiley Wafdi soo gaarey Muqdisho

Duqa Mogdisho ahna Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Bariga Africa u qaabilsan hey’ada Max Planck Foundation oo ah hey’ad laga lee yahay dalka Jarmalka taas oo ka shaqeysa Arrimaha sharciga iyo horumarinta.

Kulankaasi ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen Arrimo la xiriira loogu Horumatinta Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyey Agaasimaha Bariga Africa u qaabilsan hey’ada Max Planck Foundation taageerada dhinaca horumarinta ah oo uu u balan qaadey Maamulka Gobolka Banaadir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com