Madaxweyne Farmaajo ” waxaa jiraa siyaasiyin Caraysan oo dowladda wax ka sheegaya (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo ” waxaa jiraa siyaasiyin Caraysan oo dowladda wax ka sheegaya (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda inay ka

PSF) OO SOO BANDHIGTAY CIIDAMADII DHANKOODA USOO GOOSTAY (daawo)
Duleedka Gaalkacyo oo lagu laayay dad Shacab ah
Alshabaab oo Xalay La Wareegay Degaano Gobalka Bakool Katirsan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda inay ka eben abuuranayaan xaalada dalka.

Waxa uu sheegay in mar walba ay ku cel celiyaan,waxayabo ay ku niyad jebinayaan dadka Soomaaliyeed,,isla markaana ay bentii xalaal ka dhigeen.

Isaga oo sii hadayay ayuu sheegay in Siyaasiyiinta xanaaqsan ay dadka gaarsiiyeen inay isdhiibaan oo ay rajada ka qaadaan taasina ay dadku dhimasho u dhaanto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: