Muuqaalka Bulshada : Aragtida dadweynaha iyo deeqda lacageed ee ka timid Bankiga Adduunka (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada :  Aragtida dadweynaha  iyo deeqda lacageed ee ka timid Bankiga Adduunka  (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.

Barnaamijka waxaa maanta lagu falan qeeyay dhaqaalaha uu Bankiga Adduunka ugu deeqay Somalaiya ,sidii loogu tala galay ma u gaari doontaa shacabka Soomalaiyeed ?

sidaad la socotaan  dhegaysta yaal Bankiga Adduunka ma aha wax cusub in uu Soomaaliya lacag ugu deeqo, balse waxaa cusub in lacagtan ay ku soo dhacayso Bankiga dowladda Soomalaiya oo ay iyadu maamuli doonto.

Hadaba Barnaamjika waxaa  Daljir Bossaso,  ka soo jeedinaya  wariye  Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com