Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada oo su’aalo laga waydiinayo dilalka ciidamada dowladda ee shacabka

HomeWararka

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada oo su’aalo laga waydiinayo dilalka ciidamada dowladda ee shacabka

Guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo Khamiis ah u yeeray wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada militariga inay horyimaadaan gol

Ciidamo gadoodsan oo shir jaraa’id ku qabtay duleedka degmada Balcad
Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dilkii Shan sano kahor Turkiga loogu geystay Jamal Khashoggi
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo Loo Dhaariyey Xilkii Loo Magacaabay (Sawiro)

Guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo Khamiis ah u yeeray wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada militariga inay horyimaadaan golaha , si su’aalo looga waydiiyo dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee dilal ee magaalada Muqdisho oo ay gaysteen ciidmaada dowladda.

Gabar sagaal sano jir ah ayaa todobaadkii hore lagu toogtay Muqdisho, kadib markii askari katirsan dowladda oo uu rasaas ku furay gaadiid kalle, xilli ay ka yimaadeen iskuulka ay wax ku baranayeen.

Saadiq Warfaa oo ka mid ah guddiga difaaca ee baarlamaanka ayaa sheegay inay madaxda dowladda lagula xisaabtami doono dilalka ay ciidamada gaysanayaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: