Madaxweyne Gaas oo maanta la kulmay Golaha degaanka Boosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo maanta la kulmay Golaha degaanka Boosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa uu kulka kulmay Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso ,kadib markii mamaulka degmada Bosaaso uu

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tall man.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay Guddiga qaran ee Gurmadaka Abaaraha
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa uu kulka kulmay Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso ,kadib markii mamaulka degmada Bosaaso uu casuumaad u fidiyay Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa Khudbad uu ujeediyay Golaha deegaanka waxa uu kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan Amniga Magaalada ,Bilicdeeda, iyo Nadaafada,iyo furitaanka jidadka xiran.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha ayaa golaha uga digay isqab qabsi hor leh oo caqabad ku noqda horumarkii ka socday degmada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: