Madaxweyne Gaas oo maanta la kulmay Golaha degaanka Boosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa uu kulka kulmay Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso ,kadib markii mamaulka degmada Bosaaso uu casuumaad u fidiyay Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa Khudbad uu ujeediyay Golaha deegaanka waxa uu kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan Amniga Magaalada ,Bilicdeeda, iyo Nadaafada,iyo furitaanka jidadka xiran.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha ayaa golaha uga digay isqab qabsi hor leh oo caqabad ku noqda horumarkii ka socday degmada


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com