Aqoonyahan Daqare oo sheegay khilaafka Galmudug inuu la xiriiro qodobada shirkii kismaayo (dhegayso)

Xili uu jiro wali khilaafkii xoogana ee u dhaxeyeey Madaxda Galmudug ,shalayna warsaxafadeedyo kaso kala baxay xafiisyadda Madaxda galmudug ayna ku kala tageerayaan baaqi madaxweynaha DFS ee ahaa in madaxda Galmudug ay tagaan shir deg deg ah oo lagu xalinayo khilaafka Galmudug ayaa waxaa ka hadlay Aqoonyahanada somaliyeed.

Xaaf ayaa sheegay in Madaxtooyadda somaaliya laga maleegayo qorshe lagu bur burinayo Galmudug.halka carabeyna uu sheegay inay diyaar u yihin baaqi madaxweynaha inkasto maanta ay ahayd inay xamar tagaan ,balse masuurta Galin.

Prof Cabdiraxmaan daqare oo lasocda xaladda siyaasadeed ee Galmudug ,ayaa waraysi uu siyeey Caawa Radio daljir wuxuu ku sheegay in arrimaha ka socda Galmudug ay la xiriiran khilaafka Dowladda dhexe iyo Dowlad gobaleedyadda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com