Kaluumaysto shaqadoodi u joojiyeey Maraakib Jariif kawadda Xeebaha Gobalka Gardafuu (dhegayso)

HomeWararka

Kaluumaysto shaqadoodi u joojiyeey Maraakib Jariif kawadda Xeebaha Gobalka Gardafuu (dhegayso)

Doonyo iyo Maraakiib Jariif ah oo loo malaynayo in laga leeyahay dadka Iiraan iyo Yamen ayaa si xoogan uga kaluumaysanaya xeebaha Bari ee Puntland,ku

RW Khayre: “Shabaabka iyo dowladiidka waa isku mid” (dhegayso)
Biyo la’aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa deegaanada hoosyimaada Buuhoodle (dhageyso)
Madaxweyne Trump oo markale weraar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar

Doonyo iyo Maraakiib Jariif ah oo loo malaynayo in laga leeyahay dadka Iiraan iyo Yamen ayaa si xoogan uga kaluumaysanaya xeebaha Bari ee Puntland,kuwaas oo dhibaato xoogan ku haya Kaluumaysadda Puntland.

kalumaysatada Degmadda Gumbax ee gobolka Gardafuu ayaa Daljir u sheegay in qaati ay ka taagan yihiin xiliga ay ku guda jiraan shaqo maal meedkooda Doonyo iyo Maraakiib Jariif ah oo kala tagtay qalabkii ay ku shaqaysan jireen.

Kaluumaysatada qaar ayaa shaqadoodii u joojiyay dhibaatada ay kala kulmaan Maraakiibta jariifka ah .

Guure Cali Daad oo ah Gudoomiyaha Degmada Gumbax ayaa Radio daljir siyeey waraysi dheer oo uu kaga warbixinayo dhibaatada ay geeysanayaan Maraakibta jiriifka,isago fariin u diray Madaxda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: