Madaxweyne Trump oo markale weraar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar

HomeWararka

Madaxweyne Trump oo markale weraar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar

Madaxweynaha Mareykanka DonaldTrump ayaa weerar afka ah ku qaaday xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaanada Congareeska Mareykanka ka dib mar

Xulashada Daljir & Cabdixakiim Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha Mareykanka DonaldTrump ayaa weerar afka ah ku qaaday xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaanada Congareeska Mareykanka ka dib markii ay dhawaan ku eedeysay in Madaxweynaha uu qeyb ka yahay siyaasadda Arrimaha dibada ee fashilan gaar ahaan xaaladdaha dalka Yemen.

Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in Ilhaan Cumar iyo Joe Biden oo ah Musharaxa la tartamaya ay doonayaan in dad muhaajiriin ah ay soo galiyaan Mareykanka.

“in 700% la kordhiyo qaxootiga laga soo qaado meelaha ugu halista badan ee argagixisada meel kasta oo adduunka ah oo ay ku jiraan Syria, Somalia, waa siyaasadda Ilhaan Cumar iyo Biden” ayuu yiri Madaxweyne Trump.

Xilli uu la hadlaayay taageerayashiisa Madaxweyne Trump wuxuu aad ugu soo celceliyay magaca Ilhaan ilaa ay ku buuqaan tageerayaashiisa.

” Ilhaan Cumar Waxay Jeceshahay Yaman Laakiin Ma Jecla Dalkeena ” ayuu mar kale yiri Trump.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: