Ururadda Bulshada Rayidka ah oo ka hadlay soo Xulista Xubnaha Cusub ee Barlamaanka (dhegayso)

Ururadda Bulshada Rayidka ah oo ka hadlay soo Xulista Xubnaha Cusub ee Barlamaanka (dhegayso)

Qaarkamida Ururada Bulshadda Riyidka ah ayaa shir Ay isugu yimaadeen Magaalada Garoowe ayaa waxay maanta Kaga Hadlay Sooxulista Baarlamaanka Puntland ay yeelan doonto Shanta sanno ee Soosocota.

Shirkan ayaa maanta durba Go’aamo dhaxal gal ah kaso saaren Ururadda Bulshadda Rayidka ah

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garoowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com