HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 27 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyo saraakiisha safaaradda Turkiga oo ka hadlay qarax lala eegtay xarun ay daganaayeen, kulan amaanka looga hadloyay oo caawa xafiiska reysulwazaaraha Soomaaliya ka dhacay, Baarlamaanka Puntland oo barri u balansan inay ka doodaan xeerka miisaaniyadda sanadka 2013ka, Baarlamaanka Soomaaliya oo mar kale dhagaystay hindise sharciyeedka shaqada ee ee wasaaradda arimaha dibadda dalka.

M/weyne Faroole oo uga tacsiyeeyey Pakistan dilka 5 wadaad oo mutadawiciin ah oo lagu dilay Galkacyo. [Dhegaysi …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.
Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyon qaar kamid ah dalalka Yurub oo sii xoogeystey.
Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyo saraakiisha safaaradda Turkiga oo ka hadlay qarax lala eegtay xarun ay daganaayeen, kulan amaanka looga hadloyay oo caawa xafiiska reysulwazaaraha Soomaaliya ka dhacay, ?Baarlamaanka Puntland oo barri u balansan inay ka doodaan xeerka miisaaniyadda sanadka 2013ka,?
Baarlamaanka Soomaaliya oo mar kale dhagaystay hindise sharciyeedka shaqada ee ee wasaaradda arimaha dibadda dalka.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: