Madaxweyne Gaas: “Farxad aan la koobi karin iyo reynreyn …” (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas: “Farxad aan la koobi karin iyo reynreyn …” (dhegayso)

Hoos ka dhegayso khudbaddii Madaxweyne Gaas ee magaalada Badhan iyo furitaankii Jaamacadda Maakhir Badhan (Maakhir University Badhan). Madaxweyne Gaas ayaa ku dheeraaday hormarka baaxadda weyn ee ka socda magaalada Badhan iyo guud ahaan gobolka Sanaag, kaas oo uu ku tilmaamay mid hanaqaaday shantii sano ee xukunkiisa. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba29e58040100acbd1caa1a/Codka+Gaas+iyo+furitaanka+jamacada+makhir+baran_19sept18.mp3

Maamulka Hir-Shabeelle oo qeylo-dhaan kasoo saaray Abaaraha
DFS oo Sacuudiga uga Mahadcelisey Taageerada iyo Garabka Joogtada ah
Xildhibaan Fiyoore: ” Haddi aad rabtaan Jinsiga Soomaaliya in uu dhumo Anniga ma qabbo”

Hoos ka dhegayso khudbaddii Madaxweyne Gaas ee magaalada Badhan iyo furitaankii Jaamacadda Maakhir Badhan (Maakhir University Badhan). Madaxweyne Gaas ayaa ku dheeraaday hormarka baaxadda weyn ee ka socda magaalada Badhan iyo guud ahaan gobolka Sanaag, kaas oo uu ku tilmaamay mid hanaqaaday shantii sano ee xukunkiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: