Madaxweyne Gaas: “Farxad aan la koobi karin iyo reynreyn …” (dhegayso)

Hoos ka dhegayso khudbaddii Madaxweyne Gaas ee magaalada Badhan iyo furitaankii Jaamacadda Maakhir Badhan (Maakhir University Badhan). Madaxweyne Gaas ayaa ku dheeraaday hormarka baaxadda weyn ee ka socda magaalada Badhan iyo guud ahaan gobolka Sanaag, kaas oo uu ku tilmaamay mid hanaqaaday shantii sano ee xukunkiisa.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com