Madaxwaynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan(dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan(dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag oo uu gaaray barqanimadii maanta. Madaxwaynaha oo

RW Khayre, “Waxaan Ka Shaqaynaynaa in Soomaaliya Cunaqabataynta Laga Qaado” (DHEGAYSO)
Madaxweynaha DFS oo markii u horeysay ka qeyb galaya Shirka Golaha Guud ee QM
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag oo uu gaaray barqanimadii maanta.

Madaxwaynaha oo ay wehliyeen golihiisa xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Qardho, iyadoona uu xariga ka jari doono jaamacadda Maakhir ee magaalada Badhan.

Shacabka magaalada Badhan iyo waxgaradka ayaa si’aad ah usoo dhoweeyey madaxwaynaha.

Waxaa uu noqonayaa madaxwaynihii labaad ee  Puntland oo taga magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: