Issimadda Puntland oo sheegay inay soo xulayaan Xildhibaano Tayo leh (dhegayso)

HomeWararka

Issimadda Puntland oo sheegay inay soo xulayaan Xildhibaano Tayo leh (dhegayso)

Iyado shaki laga qabo tayadda Xildhibanadda Barlamaanka Puntland ee la soo xulayo 2019 ayaa waxaa maanta Kulan ay ku yesheen Boosaaso qaar kamid ah Issimadda Puntland waxay shegeen inay soo xulayaan Xildhibaano ay ka fiirsadeen oo dalka iyo dadkaba wax u qaban karra. Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba146a60401005ebc1c7346/Warbixinta+Bosaaso+sax.mp3

Guddoomiyihii gobalka Nugaal oo Aas qaran maanta lagu sameyeey Garoowe (Sawiro)
Masuuliyinta Jaamacadda Bariga Africa Faraca Boosaaso oo Soo dhaweyn u sameyeey Prof Khaliif Barre (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Iyado shaki laga qabo tayadda Xildhibanadda Barlamaanka Puntland ee la soo xulayo 2019 ayaa waxaa maanta Kulan ay ku yesheen Boosaaso qaar kamid ah Issimadda Puntland waxay shegeen inay soo xulayaan Xildhibaano ay ka fiirsadeen oo dalka iyo dadkaba wax u qaban karra.

Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: