Issimadda Puntland oo sheegay inay soo xulayaan Xildhibaano Tayo leh (dhegayso)

Issimadda Puntland oo sheegay inay soo xulayaan Xildhibaano Tayo leh (dhegayso)

Iyado shaki laga qabo tayadda Xildhibanadda Barlamaanka Puntland ee la soo xulayo 2019 ayaa waxaa maanta Kulan ay ku yesheen Boosaaso qaar kamid ah Issimadda Puntland waxay shegeen inay soo xulayaan Xildhibaano ay ka fiirsadeen oo dalka iyo dadkaba wax u qaban karra.

Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com