Xildhibaan Madaxweyne Gaas ku eedeyeey Khilaafka PASAWEYN iyo Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Madaxweyne Gaas ku eedeyeey Khilaafka PASAWEYN iyo Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Cabdikariim Xusseen Guure (Shaacuur)oo kamid ah Xildhibanadda Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta isago Warbaahinta la hadlayaay ku e

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga?
WACAAL DAREY AH: Dowlada oo sheegtay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xildhibaan Cabdikariim Xusseen Guure (Shaacuur)oo kamid ah Xildhibanadda Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta isago Warbaahinta la hadlayaay ku eedeyeey madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gas inu lug ku leeyahay khilaafka u dhexeeya hay’addahs PASAWEYN iyo Wasaaradda deegaanka Puntland.

Xildhibaanka oo shir jaraa’idku qabtay Garoowe ayaa sido kale ka hadlay mashruuca jidka Garoowe iyo gaalkcyo iyo waxaa keenay in hay’aaddi jarmalka laga lahaa ee bixinaysay dhaqaalaha jidkaas sababta ay u joojisay dhaqaalihii.

Mashaaric sido kale ay kamid yihiin Biyo xireeno ay wasaaradda degaanka Puntland kawadday Puntland gaar ahaan Burtinle iyo xarfo ayuu sido kale soo hadal qaaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: