Madaxweyne Xaaf oo magacabay Maamul degmo (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo magacabay Maamul degmo (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa uu Maamul Cusub ugu sameeyey degmada Balanbale ee G

dilaalka dhalinyaradda Somaalida ah oo kusoo baddanaya dalka Koonfur africa
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)
liyuu Boolis & Al-Shabaab oo Guulo ka kala sheegtay kadib dagaal ku dhexmaray Bakool

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa uu Maamul Cusub ugu sameeyey degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Wareegtadaas ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Balanbale loogu Magacaabey Jaamac Xeyle Maxamed oo mar soo noqday Guddoomiyaha degmadaas,halka ku xigeen loogu Magacaabay Cabdirisaaq Axmed Xalane.

Wareegtadan oo ku taariikheysan 15/9/2018 ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulkaan ay xilka siiheyn doonaan inta laga soo dhisayo Golle deegaan iyo Guddoon ku dhisan doorasho xor ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: