Madaxweyne Xaaf oo magacabay Maamul degmo (Akhriso)

Madaxweyne Xaaf oo magacabay Maamul degmo (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa uu Maamul Cusub ugu sameeyey degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Wareegtadaas ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Balanbale loogu Magacaabey Jaamac Xeyle Maxamed oo mar soo noqday Guddoomiyaha degmadaas,halka ku xigeen loogu Magacaabay Cabdirisaaq Axmed Xalane.

Wareegtadan oo ku taariikheysan 15/9/2018 ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulkaan ay xilka siiheyn doonaan inta laga soo dhisayo Golle deegaan iyo Guddoon ku dhisan doorasho xor ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com