Doorashadda Puntland & Dhalinyaradda Hal abuurka leh waxay kayirahdeen (dhegayso)

Doorashadda Puntland & Dhalinyaradda  Hal abuurka leh waxay kayirahdeen (dhegayso)

Xili Puntland ay kusoo fooleedahay doorasho Madaxtinimo 8 Jan 2018 ayaa waxaa siyaabo kala duwan maansooyin uga tiriyeey abwaanada dhalinyaradda ah ee Kunool Puntland.

Xuseen ciise wuxuu kamid yahay dhalinyarada Halabuurka leh ee Garoowe kunool,xili uu la hadlayaay Radio daljir ayuu ka hadlay musharixinta Madaxtinimo Puntland ee sanadkan sharaxan iyo maansada uu ka tiriyeey.

Maxamuud Fantastic ayaa Qardho kula kulmay deedna Waraysigan ka qaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com