Warbixintii 3aad: Baarlamaan Noocee ah ayay maanta u baahantahay Puntland?

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Warbixintii 3aad: Baarlamaan Noocee ah ayay maanta u baahantahay Puntland?

Warbixintii 3aad ee Baarlamaanka, lana xiriirta Nooca Baarlamaan ee ay tahay in dalka loo soo xulo. Deegaanno kala duwan oo Puntland ah waxaa haatan

ARDAA Xalqaddii 42aad: Go’aanka Baarlamaanka iyo Dhiibistii Qalbidhagax (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 24aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 26aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Warbixintii 3aad ee Baarlamaanka, lana xiriirta Nooca Baarlamaan ee ay tahay in dalka loo soo xulo.

Deegaanno kala duwan oo Puntland ah waxaa haatan ka so socdo galaangalka xulidda xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ee baddelaya kuwa haadan xil-hayntooda xasaanadeed ay dhammaadka tahay.
Sida caadiga ahna awoodda soo xulitaan ee xildhibaannada Baarlamaana Puntland waa mid ay leeyihiin Issimadu.
Haddaba Baarlamaan Noocee ah ayay Puntland u baahantahay in loo soo xulo kalkaan doorasho?
Warbixin arrinkaasi ku saabsan, qaybna ka ah warbixinno xiriir ah oo uu Radio Daljir ka diyaarshay arrinkaasi Baarlamaan waxaa inoo soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo diyaarshay taxanayaashaasi warbixineed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: