ARDAA Xalqaddii 42aad: Go’aanka Baarlamaanka iyo Dhiibistii Qalbidhagax (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 42aad: Go’aanka Baarlamaanka iyo Dhiibistii Qalbidhagax (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 42aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa go’aankii Baarlamaanka DFS ee dabasocday qaddiyadii iyo dhiibistii sharcidarrada aheyd ee Qalbidhagax loona dhiibay Dowladda Itoobiya.

Hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com