Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga soo Gudbiyey (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Galmudug oo mooshin laga soo Gudbiyey (dhegayso)

Cali Gacal Casir oo xildhibaano ku shiray Khamiistii magaalada Dhuusamareeb ay sheegeen inay ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka ayaa sheegay

Saaka & Dunida iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Shirkii Wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Jabuuti, Soomalaiya, Itoobiya iyo Eritrea oo la soo gabagabeeyay
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cali Gacal Casir oo xildhibaano ku shiray Khamiistii magaalada Dhuusamareeb ay sheegeen inay ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka ayaa sheegay inuu maanta qabtay mooshin xildhibaano gaaraya 30 ay ka soo gudbiyeen gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.

Xildhibaanada ayaa gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka waxa ay ku eedeeyeen jabinta dastuurka Galmudug, dhawris la’aanta xeer hoosaadka iyo burburinta sharafta golaha baarlamaanka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: