Haweeney isku daldashay Koonfurta Mudug

HomeWararka

Haweeney isku daldashay Koonfurta Mudug

Haweeney ayaa isku daldashay koonfurta gobolka Mudug deegaan lagu magacaabo Taaroge, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka. Dadka deegaank

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdinaasir jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
DALJIR & DR DHAGACADE | BIYAHA & CAAFIMAADKA | QEYBTA 2AAD’

Haweeney ayaa isku daldashay koonfurta gobolka Mudug deegaan lagu magacaabo Taaroge, sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka.

Dadka deegaankaasi ayaa sheegay maydka habeenaydaasi in laga helay gurigeeda iyadoo aan wax dhaawac ka qabin, balse xarig uu qoorta kaga xirnaa.

Dhacdooyina noocan oo kalle ayaa ah kuwa dhif iyo naadir ah gudaha Soomaaliya, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey soo badanayeen.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: