Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 2aad)? (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 2aad)? (dhegayso)

Intiinii dhegaysataay shalay waxaan bilawnay baahinta warbixinno xiriir ah oo ku saabsan Baarlamaanka xil-hayntoodu dhammaadka tahay iyo dhaliilihii u

Kulanka Haweenka – Taxanaha 13aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 12aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 11aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Intiinii dhegaysataay shalay waxaan bilawnay baahinta warbixinno xiriir ah oo ku saabsan Baarlamaanka xil-hayntoodu dhammaadka tahay iyo dhaliilihii uu lahaa iyo dhabbaha wanaagsan ee ay tahay in lagu soo xulo midka soo aaddan.

Warbixintii middaan ka horraysay waxaan uga falaanqoonay Baarlamaanka xil-hayntoodu gabbalsatay, iyo waxa uu xasuus reebay, warbixintaan oo ah tii labaad waxaan ugu daadageynaa sababaha loo dhaliilo Baarlamaan kasta oo Puntland soo mara iyo waxa gundhigga u ah.

Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa inoo diyaarshay, inoona soo jeedinaya.

Hoos ka dhegayso.

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)? (dhegayso)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: