Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)? (dhegayso)

Puntland haatan waxa ay lugaha la sii gelaysaa xilli doorasho madaxtooyo iyo mid baarlamaan, kaddib markii uu heer gabagabo ah gaaray cimriga xil-hayneed ee hay’adaha dawliga ah ee hadda jira. Baarlamaanka ayaa ugu horreeya golayaasha dawladeed ee xafiiska bannaynaya, waxaana sida qorshaysan baddelaya Baarlamaan cusub oo ka kooban inta uu ka kooban yahay midkaan hadda … Continue reading Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)? (dhegayso)