Xildhibaan Horre Cabdibarre oo tageeray Madaxda Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Horre Cabdibarre oo tageeray Madaxda Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Xildhibaan horre Cabdibarre Jabriil ayaa ka hadlay Marxaladda dalka uu kujiro iyo shirkii dhawaan kusoo dhamaaday magaaladda Kismaayo ee madaxda Madasha dowlad gobaleedyada. Cabdibare ayaa sheegay in madaxda Go’aanka ay ka qaaten Madaxda Dowladda Federaalka ay ku racsanyihiin ,isago sheegay madaxda Qaranka inay ku fashilmeen Sugida Amniga dalka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b97eba4010100ffef37b363/Waraysi+Ex-+xildhiban+Cabdi+Bare+Jibriil.mp3

MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)
Tartan Luuqadeed Dhexmaray Gabar Soomaali ah iyo Weriye Swedish ah (Daawo)
Hadaljeedintii Guddomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdinaasir Caabduqaadir

Xildhibaan horre Cabdibarre Jabriil ayaa ka hadlay Marxaladda dalka uu kujiro iyo shirkii dhawaan kusoo dhamaaday magaaladda Kismaayo ee madaxda Madasha dowlad gobaleedyada.

Cabdibare ayaa sheegay in madaxda Go’aanka ay ka qaaten Madaxda Dowladda Federaalka ay ku racsanyihiin ,isago sheegay madaxda Qaranka inay ku fashilmeen Sugida Amniga dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0