Site icon Radio Daljir

Xildhibaan Horre Cabdibarre oo tageeray Madaxda Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Xildhibaan horre Cabdibarre Jabriil ayaa ka hadlay Marxaladda dalka uu kujiro iyo shirkii dhawaan kusoo dhamaaday magaaladda Kismaayo ee madaxda Madasha dowlad gobaleedyada.

Cabdibare ayaa sheegay in madaxda Go’aanka ay ka qaaten Madaxda Dowladda Federaalka ay ku racsanyihiin ,isago sheegay madaxda Qaranka inay ku fashilmeen Sugida Amniga dalka.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b97eba4010100ffef37b363/Waraysi+Ex-+xildhiban+Cabdi+Bare+Jibriil.mp3?_=1

Exit mobile version